Dagaala ka dhacay Magaalada Baybo ayaa Ciidamada Dowladu ug adkaadeen Ciidamadii Laftagareen sida Xogta rasmiga ah ay ku heshay Warbaahinta Dunida Maanta dunidamaanta.com inta badan Ciidankii daacada u ahaa C/casiis Laftagareen ayaa Ciidamada Dowladu Gacanta ku dhigeen qaar ayaana dhaawac ah waxaana xusid mudan in Xaafadaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan goobihii lagu dagaalamay lagu arkay Maydad gaaraya ilaa afar Xaalada Magaalada ayaa hada dagan.
Deg Deg Baydhabo oo Ciidamadii Laftagareen looga adkaaday & Maxaabiis laga qabtay.
Dagaala ka dhacay Magaalada Baybo ayaa Ciidamada Dowladu ug adkaadeen Ciidamadii Laftagareen sida Xogta rasmiga ah ay ku heshay Warbaahinta Dunida Maanta dunidamaanta.com inta badan Ciidankii daacada u ahaa C/casiis Laftagareen ayaa Ciidamada Dowladu Gacanta ku dhigeen qaar ayaana dhaawac ah waxaana xusid mudan in Xaafadaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan goobihii lagu dagaalamay lagu arkay […]

