• Home  
  • Xananbuure oo laga diiwaangaliey Dadkii ugu badnaa Deegaanada Galmudug.
- VIDEO

Xananbuure oo laga diiwaangaliey Dadkii ugu badnaa Deegaanada Galmudug.

Diwaangalintana ayaa qayb ka ah u diyaargarowga Doorashooyinka Qof iyo Cod Deegaankan oo ka mid ah Deegaanada Baaxada wayn ayaana ka mid noqanaya Meelha Dadka ugu badan laga diiwaan galiyey Bulshada Deegaanku waxay noo sheegeen inayaad ugu faraxsan yihiin in Deegaankooga loogu yimaado lagana diiwaangaliyo waxa ayana xuseen inay hada diyaar u yihiin soo saarista […]

Diwaangalintana ayaa qayb ka ah u diyaargarowga Doorashooyinka Qof iyo Cod Deegaankan oo ka mid ah Deegaanada Baaxada wayn ayaana ka mid noqanaya Meelha Dadka ugu badan laga diiwaan galiyey Bulshada Deegaanku waxay noo sheegeen inayaad ugu faraxsan yihiin in Deegaankooga loogu yimaado lagana diiwaangaliyo waxa ayana xuseen inay hada diyaar u yihiin soo saarista Dadkii iyaga matali lahaa oo ay doortaan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™