Maamulka Galmudug oo Markii hore Qilaaf Doorsho kala dhexeeyey Dowlada Soomaaliya ayaa hada labo ukala jabay waxa ayna kala noqdeen laba dhinac Garab ka mid ah ayaa taageeray Doorashooyinka Dalka ka socda halaka kuwa kalana ay ka soo horjeedaan waxaa warsaxaafadeed soo saaray Wasiirka Warfaafinta Galmudug Cali Maxamuud Faarax Cali Seeko waxa uuna hadalkiisa ku weeraray Gudiga Madaxabanaan eeDoorashooyinka Qaranka balse waxaa u jawaabay Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahaliil (Calool-geel)
- VIDEO
Galmudug oo ku kala qaybsantay Doorshooyinka.
Maamulka Galmudug oo Markii hore Qilaaf Doorsho kala dhexeeyey Dowlada Soomaaliya ayaa hada labo ukala jabay waxa ayna kala noqdeen laba dhinac Garab ka mid ah ayaa taageeray Doorashooyinka Dalka ka socda halaka kuwa kalana ay ka soo horjeedaan waxaa warsaxaafadeed soo saaray Wasiirka Warfaafinta Galmudug Cali Maxamuud Faarax Cali Seeko waxa uuna hadalkiisa ku […]

