Category: WARARKA

Maxkamad Mareykan ah oo Laashay Hakintii Fiisaha Muhaajiriinta ee Soomaaliya.

Washington 23 Agoosto 2026: Maxkamad federaal ah oo ku taalla Mareykanka ayaa laashay siyaasaddii maamulka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kormeeray Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda DanQaran.

Muqdisho, Axad, 23 Agoosto 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

Shacabka Sh/dhexe oo ku dhiiraday inay si toos ah u beegsadaan Horjoogayaasha Al-Shabaab + Cod.

Gobolka Shabeellaha Dhexe, 23 Agoosto 2026: Dadka deegaanka ayaa muddo toddobaad gudihiis ah fuliyey laba...

Gaalkacyo oo Xabadu ka Qaraxday Xiisad u Dhaxaysa Dhalinyaro ka Soo Kala Jeeda Shiikhaal iyo Surre.

Gaalkacyo 22 Agoosto 2026: Wararka hordhaca ah ee ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug...

Booliska oo Ka Hadlay Amniga Magaalada Baydhabo iyo Dadka Bilaabay Ka Bixitaanka.

Baydhabo 22 Agoosto 2026: Taliska Booliska magaalada Baydhabo ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda amni ee...

Howlgal ka dhacay Gobolka Sh/dhexe oo lagu dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Muqdisho  22 Agoosto 2026: Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa wada hawlgallo ciidan oo...

Soomaaliya iyo Isbahaysiga Islaamiga ah oo Xoojinaya Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada.

Muqdisho 21 Agoosto 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweysay Xoghayaha Guud...

Soomaaliya oo Mowqif adagn ka qaadatay Arinta Muranka dhalisay ee kala qaybsanaanta Qubrus iyadoona war ka soo saartay.

Muqdisho 21 Agoosto 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale caddeysay in mowqifkeeda rasmiga ah...

Dhusamareb oo laga Mamnuucayo Guryaha Bilicda xumaynaya iyo Qashinka meel qaar la soo dhigo.

Dhusamareb Galmudug 20 Agoosto 2026: Maamulka magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, ayaa soo saaray amarro iyo...

Xafiiska Hantidhowrka Soomaaliya oo ku biiray kooxda caalamiga ah ee la-dagaallanka musuqmaasuqa.

Arusha Tanzania 20 Agoosto 2026:  Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi...

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™