Magaalada Caabudwaaq ayaa Xalay lagu qabtay Xaflad aad u balaaran taasoo lagu taageerayey Musharax Madaxwayne Galmudug Liibaan Axmed Xasan waxaana ka soo qaybgalay Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Galmudug dhamaan Dadkii ka soo qaybgalay waxa ay isku raaceen inay Musharax Liibaan u hayaan Taageero buuxda.
- VIDEO
Musharax Liibaan Axmed Xasa oo si wayn looga taageeray Caabudwaaq.