Category: WARARKA

Qorshaha Hub Dhigista Gaza iyo Mustaqbalka Heshiiska Xamaas iyo Israa’iil.

Gaza Agoosto 14 2026: Dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka Gaza ayaa...

Abaanduulaha Guutada 17-aad oo Booqday Ciidamada Gorgor ee Bariire.

Bariire Agoosto 14 2026 :  Abaanduulaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/le Xasan Kaafi Daahir Xasan,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Dhusamareb 13 Agoosto 2026: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen....

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Haweenka kala hadlay qoondada 30%.

Muqdisho 13 Agoosto 202: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan,...

Maamulka Dhusamareb oo Amar ku bixiyey in loo wareego Suuqa Cusub ee Xoolaha oo Dhowaan la dhisay.

Dhusamareb 13 Agoosto 2026:  Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug, Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed...

Madaxwayne Xsan Shiiq oo ku wajahan Dhusamareb iyo Qorshaha Xiritaanka Tababrka Ciidamada Xananbuure.

Dhuusamareeb: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in saacadaha...

Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Go’aan siidayn ah ka gaartay Sacdiyo Bajaaj.

Muqdisho 12 Agoosto 2026: Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska Sacdiya...

Nin Salaad u taagan oo Dableey Hubaysan ku dishay Duleedka Degmada Gadoon.

Dhusamareb 12 Agoosto 2026: Dilkan ayaa ka dhacay deegaanka Dawacoole oo hoostaga degmada Gadoon ee...

Mareykanka oo qorsheynaya ballaarinta joogitaankiisa Milatari ee Boosaaso.

Boosaaso 12 Agoosto 2026:  Dowladda Puntland ayaa sheegtay in Mareykanka iyo Puntland ay gaareen is-afgarad...

Soomaaliya oo wajahaysa Nafaqa Darro xoogan oo ah Boqolkiiba 80.

Baydhabo 12 Agoosto 2026: Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad sii xumaanaysa oo dhinaca nafaqo-darrada iyo cunto yarida...

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™