Isu soo baxan ayaa ka tarjumaya sida Dadka Muqdisho ay ilaashanayaan Nabada Caasimada ayna uga soo horjeedaan wax waliba oo qalqal galinaya Dadka badan oo Bulshadan ka mid aha ayaa ka sooo daalay in Dano kale lagu gaaro sida ay sheegeen qaarkooda Dowlada iyo Mucaaradka waxaa ka dhexeeya Muran Siyaasadee taasoo keenta in dhan walba uu adeegsado Shacabka Muqdisho.
- VIDEO
Shacabka Muqdisho oo isu soo baxay.
Isu soo baxan ayaa ka tarjumaya sida Dadka Muqdisho ay ilaashanayaan Nabada Caasimada ayna uga soo horjeedaan wax waliba oo qalqal galinaya Dadka badan oo Bulshadan ka mid aha ayaa ka sooo daalay in Dano kale lagu gaaro sida ay sheegeen qaarkooda Dowlada iyo Mucaaradka waxaa ka dhexeeya Muran Siyaasadee taasoo keenta in dhan walba […]

