Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug ayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare Fasalka 12aad waxaa u fariistay 386 Arday oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira waxaana Xarunta dhexe ka daah furay Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore waxaana ku wehliyey Gudoomiyaha Caasimada Galmudug ee Dhusamareb Macali C/raxmaan Cali Maxamed Geedaqoroow iyo Taliyaha Booliiska Dhusamareb Nuur Cilmi Maxamed Dardaaran ayeyna Ardayda u jeediyeen.
Dhusamareb oo 386 Arday u fariisteen Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12aad.
Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug ayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare Fasalka 12aad waxaa u fariistay 386 Arday oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira waxaana Xarunta dhexe ka daah furay Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore waxaana ku wehliyey Gudoomiyaha Caasimada Galmudug ee Dhusamareb Macali C/raxmaan Cali Maxamed Geedaqoroow iyo Taliyaha Booliiska Dhusamareb […]

