Category: WARARKA

Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq.

Caabud-Waaq 27 Juun 2026: Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA), Mahad...

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo Beledweyne kaga qeybgalay Xuska 49-guurada Xorriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti.

Beledweyne 27 June 2026: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Booqasho shaqo ku gaaray Jabuuti kana qayb galaya xuska 49-guurada Xorriyadda Dalkaasi.

Jabuuti Juun 27 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maamuusay Halgamayaashii Soomaaliyeed Ubaxna Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun.

Muqdisho 26 June 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb...

Tanaasulka Qoor Qoor oo Galmudug Jihadeedii Siyaasadeed Badalay.

Dhusamareb 26 June 2026: Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka shiray furitaanka Kalfadhiga 8-aad.

Muqdisho Soomaaliya 25 Juun 2026: Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Hogaamiyaha KGS Aadan Madoobe oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.

Baydhabo 25 June 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Doorashada Qof iyo Codka ah oo ka bilaabatay Caabudwaaq.

Caabudwaaq Galmudug 25 June 2026: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka oo si rasmi ah u bilaabay howlaha diblomaasiyadeed ee Canada.

Ottawa 25 June 2026: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka, isla markaana ah...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhusamareb u tagaya Dhamaystirka Heshiiska Qoor Qoor iyo Villa Somalia.

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug waxaa ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu soo...

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™