• Home  
  • Musharax Golaha Wakiilada Galmudug.
- WARARKA

Musharax Golaha Wakiilada Galmudug.

Ciid Wanaagsan.Anigoo ah Mustaf Warsame Sabriye (Timacade), waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa inaan u taaganahay xilka Xildhibaan Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug Waxaan go’aansaday inaan u tartamo xilkan si aan ugu adeego bulshada, uga shaqeeyo horumarka deegaanka, cadaaladda, mideynta bulshada, iyo difaaca xuquuqda shacabka aan matalayo. Mudnaantaydu waxay noqon doontaa:Horumarinta adeegyada bulshadaDhalinyarada iyo shaqo-abuurkaNabadda iyo […]

Ciid Wanaagsan.
Anigoo ah Mustaf Warsame Sabriye (Timacade), waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa inaan u taaganahay xilka Xildhibaan Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug

Waxaan go’aansaday inaan u tartamo xilkan si aan ugu adeego bulshada, uga shaqeeyo horumarka deegaanka, cadaaladda, mideynta bulshada, iyo difaaca xuquuqda shacabka aan matalayo.

Mudnaantaydu waxay noqon doontaa:Horumarinta adeegyada bulshadaDhalinyarada iyo shaqo-abuurkaNabadda iyo xasilloonidaWaxbarashada iyo caafimaadkaIlaalinta danaha shacabka Galmudug

Waxaan ugu baaqayaa dhammaan bulshada, waxgaradka, dhalinyarada, haweenka, iyo taageerayaasha inay ila garab istaagaan ololahan isbeddelka iyo horumarka ku dhisan.“Codkiinnu waa mustaqbalkeenna.”Xisbiguna waa Ramaas Party.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™