Salaadii Ciida ka dib ayuu Qudbad dheer jeediyey Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor waxa uuna kaga hadlay Qilaafka taagay iyo sida isaga ay la tahay waxa uuna hadalkiisa ku daray in Taladu noqoto mid la wadaago.
- VIDEO
Madaxwaynaha Galmudug oo ka hadlay Qilaafka.