Magaalada Muqdisho Xaaladeeda ayaa saacadihii la soo dhaafay ahayd mid aad u kacsan waxaana xalay wadooyinka lagu arkayey Ciidamo aad u hubaysay oo ah kuwa daacada u aha Mucaaradaka waxaana laga cabsi qabaa in dagaal toos ah uu dhexmaro iyaga iyo Ciidamada Dowlada Xubnaha Mucaaradku waxa ay sheegeen inay doonayaan inay Talada ka tuuraan Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud.
- VIDEO
Muqdisho oo ku waabariisatay si ka duwan sidii hore waxaana Xalay Wadooyinka la soo dhoobay Ciidamo.
Magaalada Muqdisho Xaaladeeda ayaa saacadihii la soo dhaafay ahayd mid aad u kacsan waxaana xalay wadooyinka lagu arkayey Ciidamo aad u hubaysay oo ah kuwa daacada u aha Mucaaradaka waxaana laga cabsi qabaa in dagaal toos ah uu dhexmaro iyaga iyo Ciidamada Dowlada Xubnaha Mucaaradku waxa ay sheegeen inay doonayaan inay Talada ka tuuraan Madaxwayne […]

