Category: WARARKA

Taliyaha Ciidanka XDS oo Muqdisho ku qaabilay Saraakiil ka socota Dalalka Safka hore.

Muqdisho, 06 Agoosto 2026: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Warar laga helayo Waqooyiga Itoobiya oo sheegaya dagaallo culus iyo askar la sheegay inay isu dhiibeen TDF.

Waqooyiga Itoobiya: Wararka ay heshay DunidaMaanta.com ayaa sheegaya in dagaallo culus oo saacado badan socday...

Dagaal Qaraar oo ka socda Xadka Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Hiiraan/Shabeellaha Dhexe 6 Agoosto 2026: Wararka ay heshay DunidaMaanta.com ayaa sheegaya in dagaal beeleed xooggan uu...

Puntland oo Mar kale la wareegtay Xerada PSF ee Boosaaso.

Boosaaso 6/8/2026: Ciidamada Ammaanka ee Puntland ayaa maanta si nabad ah ula wareegay Xeradii ay...

Dagaal Culus oo Wali Ka Socda Gaalkacyo, Madaafiicna Ku Dhacday Xaafado Shacab

Gaalkacyo, 5 Agoosto 2026: Dagaal culus ayaa wali ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya.

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u...

Urur Siyaasaddeedka Towfiiq oo Qaadacay Natiijadii Maanta soo baxday.

Dhuusamareeb, 3 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Guud ee Xisbiga Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan,...

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqaya Natiijada Doorashadii Galmudug.

Dhuusamareeb: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah magaalada...

Sh Shaakir oo kulan la qaatay Wakiilada Ururada Siyaasada k Qaybgalay Doorashadii Galmudug.

Dhuusamareeb: Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeedka Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb...

Deg Deg Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq oo Hada hadlaya.

Dhuusamareeb: Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeedka Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa la filayaa inuu...

About Us

Ku soo dhowaada dunidamaanta.com⁠ waa mareeg warbaahineed u taagan baahinta wararka Soomaaliya iyo caalamka, falanqaynta siyaasadda, iyo gudbinta macluumaad sax ah oo bulshada anfaca.

Email Us: info@dunidamaanta.com

Contact: +252 615 760100

Dunida Maanta  @2026. All Rights Reserved. – Designed by ServerSom™